Inta Ay Nooshahay Magacaada Ayay Xuseysaa Hadaad Baashaalka Noocaan U Sameyso

Marka aad dareento in aad u baahan tahay in aad kulan ciyaareedka la qaadato lamaantaada ninyahoow horay ha ugula deg degin in aan ka dalbato in aad ciyaarta bilaawdaan , waxaa suura gal ah in lamaantaada aysan nafsiyan diyaar u aheyn .

Hadaba doorkaada ayaa la joogaa ninyahoow in aad xariif iska dhigto talabaadaan samee waa hubaal baashaalka idin dhex mari doona marar badan waad u macasan doontaan
Umuuji in aad dooneyso in aad rabto in aad soo qubeysto iyadana aad ka dooneyso in ay saabuunka kugu daliigto ,  markaa ka dib u sii jiid dhanka barkada qubeyska halkaasna haka bilaawdo musasalka yar ee romantic-ka kaasi oo ka bilaabanaya kaftan , qosol iyo in biyaha la isku firdhiyo illaa ay dharka iska bixiso ayna kula qabeysato waxaana halkaasi ka bilaabanaya isugu daliigidda sabauunka .
Waxaa jira dad badan oo aan ka fekerin qubeyska ka hor galmada taana waa qalad, kaliya waxa ay u haystaan in la isaga baahan yahay uun ka dib ciyaarta sariirta .
Ka dib qubeys uu ku dheehnaa kaftan iyo qosol idinna xasuusiyay maalmihiina koowaad ee guurkiina , isku day markaan in aad kula dhex ciyaarto gudaha biyaha adiga oo ku ciyaaraya timaheeda , xabadkeeda , dhabarkeeda baashaalkaasna wad ilaa aad ka aragto in shumici indhaheeda uu sii laciifayo , hana joojin baashlaakaas ilaa ay ka gaarto in niyadeeda ka tiraahdo alla mar lee muu ka codsado in uu weerarka soo qaado .
Marka aad jirka iska qalijisaan, u muuji oo xabad xabad u jiifo una sheeg in aad u baahan tahay xooga yar oo riix riixitaan ah , hana iloobin in aad adna u kareemiso.

Intaas ka dib isku day in aad ka soo xabad giliso dhanka dhabarka , haweenka aad ayay u jecel yihiin in laga soo xabad giliyo gadaal , markaas hadal yaro oo xam xam ah ugu sheeg dhagta ilaa ay la xanta xantooda isla markaana markaas waxaad fursad u heleysaa in aad biradeeda ku ciyaarto salaaxdo .
Ninayhoow ha u qaadan in aad intaas ku kicisay , marka halkaas aad mareyso iyada weydii qaabka ay u rabto in aad u baashaaliso , u oglaaw in iyada doorato habka ay u rabto baashaalka ilaa ay gaarto heerka kacsiga lala dhareero .
Haweenka qaarkood waxa ay aad u jecel yihiin in laga xanta xanteeyo dhanka xubintooda ee haka laba labeyn in aad ka dhunkato kuna ciyaartid , lagama yaabo in ay ku ku iloowdo illaa geerideeda waa ay ku xasuusnaaneysaa.
Ninyahoow aan xariifka aheyn marka ay dhamaato ciyaarta horay jiif hagu cararin ee u mahad celi lamaantaada oo xoogaa sii baashaali markaas ayayba haweenka raaxo ka mac tii hore helayaan hana u qaadan in ay la mid tahay weel dharagta la isaga bixiyo .

Twitter Delicious Facebook Digg Stumbleupon Favorites More

 
Design by Free WordPress Themes | Bloggerized by Lasantha - Premium Blogger Themes | Web Hosting Coupons