G-Spot Waa maxay?

Xarunta G-Spot ayaa ah mid ka mid ah goobaha ugu xaraarada badan dhanka kacsiga waana goob inta badan ragga aysan aqoon ama qaarkood aysan waligood maqal .
Goobtaas loogu magac daray G-Spot ah ayaa ah qeyb ka tirsan xubinta taranka haweenka waana goob yar oo ku taal meesha sedexaad ee ka sareysa darbiga hore ee xubinta haweenka waan meel aad u dareen badan marka la taabto .
Rag iyo dumar badan ayaan goobtaas qaarkood aqoon ama iska indha tira in ay raaxo waali leedahay , goobtaani aad ayay haweenka uga kacsadaan raaxo afka ay la qalashana waa ay ka helaan .
Goobtaan G -Spot loo yaqaan waxa ay ka kooban tahay xooga xidido u aruursan sida kubadii waxaan ka buuxa dareen waxa ayna afka xubinta haweenka ka fog tahay 4 ilaa 10 santi mitir waxa ayna ka soo horjeedaa kintirka .
Taabashada goobtaan waxa ay shabahdaa laab laabka ku jira dhanxananka sare ee afka marka aynu carabka ku taabaneyno dhabxananka
Goobtaas G-Spot mararka qaar waxa ay soo deysaa dareero maadama ay u dhawdahay kaadi hayska ,waxa ayna dumarka qaarkii u maleyaan kaadi taasi oo keeneysa in ay diidaan in loo dhawaado balse xaqiiqda wax ay tahay waa uun dareero xita malaha wax shiir ah waxa uuna u nugul yahay in uu durbo qalalo .
Sidee Goobtaan G-Spot Ku Heli Karaa Oo Aan Ku Soo Saari Karaa .
Ragga ayaa aamisaneyn in helitaanka bartaas ay tahay mid sahal ah kaliya waxaa ninyahow aan xariifka aheyn lagaaga baahan yahay in aad usii diyaargaroowdo(Marxalada fara ka cayaarka , baashalka ka hor ) maxaa yeelay goobtaas ma soo muuqato in illaa haweeneydu ay ka gaarto kacsi ay la ooyso oo uu afka la qalalo .
Ninyahoow ogaaw goobtaas horay dareenkeeda kama kacayo sida kintirka ee waxa ay u baahan tahay xogaa daqiiqado .
Goobtaan waxa si weyn loogu kiciyaa cadaadis xoogaa dhex dhexdaad ah oo aad ku sameeyso malabyarwoga ama gacanta .
Goorma Ayaan Oganayaa In G-Spot Aan Kululeeyay( Meeshii La Rabay Gaarsiiyay)
G-Spot marka si weyn loo kiciyo waxa uu soo daayaa dheecaano yar markaas ayay gabarta u qaadaneysa in ay u baahan tahay in ay kaadi hayso oo waxa ay ku leedahay waan soo soo xaajoonayaa , waxaana muhiim ah in gabarto ay soo baneyso kaadi hayska ka hor kulanka macan ee sariirta

Galmada ugu mac iyo inta ay socon karto

Qubarada ku xeel dheer caafimaadka galmada ayaa sheegaya in mudada ugu dheer ee in ay socoto ciyaarta sariirta ay tahay 7- daqiiqo ila 3-daqiiqo , iyadoo dhab ahaan galmada socotoa 3- daqiiqo  ay tahay tan ugu mac ( In Malabyarowga iyo xubinta haweenka isku miriqsanaadaan ilaa sedex daqiiqo).
Ragga badan ayaa jecel oo aamisan in mudada ay soconeyso galmada dheereeyaan halka haweenka inta badan aysan ka helin mudada garaacidda soconeyso .
Waxaana xusid mudan in arintaas  ay tahay quraafaadka ragga iska dhaadhiciyeen iyadoo haweenka raaxada ka helaan galamada waqtiga gaaban ku dhacda .

Inta Ay Nooshahay Magacaada Ayay Xuseysaa Hadaad Baashaalka Noocaan U Sameyso

Marka aad dareento in aad u baahan tahay in aad kulan ciyaareedka la qaadato lamaantaada ninyahoow horay ha ugula deg degin in aan ka dalbato in aad ciyaarta bilaawdaan , waxaa suura gal ah in lamaantaada aysan nafsiyan diyaar u aheyn .

Hadaba doorkaada ayaa la joogaa ninyahoow in aad xariif iska dhigto talabaadaan samee waa hubaal baashaalka idin dhex mari doona marar badan waad u macasan doontaan
Umuuji in aad dooneyso in aad rabto in aad soo qubeysto iyadana aad ka dooneyso in ay saabuunka kugu daliigto ,  markaa ka dib u sii jiid dhanka barkada qubeyska halkaasna haka bilaawdo musasalka yar ee romantic-ka kaasi oo ka bilaabanaya kaftan , qosol iyo in biyaha la isku firdhiyo illaa ay dharka iska bixiso ayna kula qabeysato waxaana halkaasi ka bilaabanaya isugu daliigidda sabauunka .
Waxaa jira dad badan oo aan ka fekerin qubeyska ka hor galmada taana waa qalad, kaliya waxa ay u haystaan in la isaga baahan yahay uun ka dib ciyaarta sariirta .
Ka dib qubeys uu ku dheehnaa kaftan iyo qosol idinna xasuusiyay maalmihiina koowaad ee guurkiina , isku day markaan in aad kula dhex ciyaarto gudaha biyaha adiga oo ku ciyaaraya timaheeda , xabadkeeda , dhabarkeeda baashaalkaasna wad ilaa aad ka aragto in shumici indhaheeda uu sii laciifayo , hana joojin baashlaakaas ilaa ay ka gaarto in niyadeeda ka tiraahdo alla mar lee muu ka codsado in uu weerarka soo qaado .
Marka aad jirka iska qalijisaan, u muuji oo xabad xabad u jiifo una sheeg in aad u baahan tahay xooga yar oo riix riixitaan ah , hana iloobin in aad adna u kareemiso.

Intaas ka dib isku day in aad ka soo xabad giliso dhanka dhabarka , haweenka aad ayay u jecel yihiin in laga soo xabad giliyo gadaal , markaas hadal yaro oo xam xam ah ugu sheeg dhagta ilaa ay la xanta xantooda isla markaana markaas waxaad fursad u heleysaa in aad biradeeda ku ciyaarto salaaxdo .
Ninayhoow ha u qaadan in aad intaas ku kicisay , marka halkaas aad mareyso iyada weydii qaabka ay u rabto in aad u baashaaliso , u oglaaw in iyada doorato habka ay u rabto baashaalka ilaa ay gaarto heerka kacsiga lala dhareero .
Haweenka qaarkood waxa ay aad u jecel yihiin in laga xanta xanteeyo dhanka xubintooda ee haka laba labeyn in aad ka dhunkato kuna ciyaartid , lagama yaabo in ay ku ku iloowdo illaa geerideeda waa ay ku xasuusnaaneysaa.
Ninyahoow aan xariifka aheyn marka ay dhamaato ciyaarta horay jiif hagu cararin ee u mahad celi lamaantaada oo xoogaa sii baashaali markaas ayayba haweenka raaxo ka mac tii hore helayaan hana u qaadan in ay la mid tahay weel dharagta la isaga bixiyo .

Twitter Delicious Facebook Digg Stumbleupon Favorites More

 
Design by Free WordPress Themes | Bloggerized by Lasantha - Premium Blogger Themes | Web Hosting Coupons