
Xarunta G-Spot ayaa ah mid ka mid ah goobaha ugu xaraarada badan dhanka kacsiga waana goob inta badan ragga aysan aqoon ama qaarkood aysan waligood maqal .
Goobtaas loogu magac daray G-Spot ah ayaa ah qeyb ka tirsan xubinta taranka haweenka waana goob yar oo ku taal meesha sedexaad ee ka sareysa darbiga hore ee xubinta haweenka waan meel aad u dareen badan marka la taabto .
Rag iyo dumar badan ayaan goobtaas qaarkood aqoon ama iska indha tira in ay raaxo waali leedahay , goobtaani aad ayay haweenka uga kacsadaan raaxo afka ay la qalashana waa ay ka helaan .
Goobtaan G -Spot loo yaqaan waxa ay ka kooban tahay xooga xidido u aruursan sida kubadii waxaan ka buuxa dareen waxa ayna afka xubinta haweenka ka fog tahay 4 ilaa 10 santi mitir waxa...